Month: July 2020

Kalagaro dadka fiican iyo kuwa xun

Ka barro dadka kale

Mataqaan dadka qaar marka aad la joogto aad dareemto farxad, karti, firfircooni iyo kalsooni?. Waa dadka noloshaada muhiimka u ah si aad ugaarto hankaaga. Halka qaarkalane aad dareemto marka aad la joogto Kalsoonidarro, walwal iyo walaac iwm. Kuwan waa kuwii aad ka fogaan leeyd, sababta oo ah wexey jalaafo u dhigayaan horumarkaaga, sababta oo ah …

Ka barro dadka kale Read More »

Somaliya

60 Sanno kadib Maxaa Is badalay

Hambalyo hambalyo dhamaan soomali meelkastoo aad joogtaan waa 60guuradii xoriyadda soomaalia.1dii Luuliyo 1960kii waa midowgii  Goboladii Waqooyi iyo Koonfurta Soomaaliya halkaasi oo lagu aasaasay dowladii iyo maamulkii ugu horeeyay gayiga  jamhuuriyadda Soomaaliya. Wax Ku Barro Online Hadii aad dooneyso in aad online wax ku barato fadlan soo booqo websitkeena www.kabarro.com Halkan Taabo Waxaan marar badan …

60 Sanno kadib Maxaa Is badalay Read More »