Dameerka maxaa inoo galay?
Aniga siyaasi maahi, lakiin waxa Soomaaliya ka socda markaan fikirkeeyga gaaban ku cabirro waxaa ku soo koobi lahaa 10 qodob: Shacab aan isku duubneyn, dantiis
Waxaan diyaar u ahay in aan ka soo qeybgallo goobaha ay bulshada ku kulanto, oo aan kasoo jeediyo kalmaddo kooban oo dhiirigalin, waxqabad, aqoon kororsi iyo wixii la mid ah.
Online ama live.
Aniga siyaasi maahi, lakiin waxa Soomaaliya ka socda markaan fikirkeeyga gaaban ku cabirro waxaa ku soo koobi lahaa 10 qodob: Shacab aan isku duubneyn, dantiis
Goormuu fikirku qiima leeyahay? Sida fikirada wanagsan looga rumeeyo. https://www.youtube.com/watch?v=NKgen0-o-Rg Wax Ku Barro Online Hadii aad dooneyso in aad online wax ku barato fadlan soo
Looma baahna in aad soo gadato Printer qaali ah si aad u sameyso scan, waxa kaliya aad u baahantahay in aad haysato mobilkaada ha ahaado
Talaabada ugu horeeysa ee xanuunkasta uga soo kabsano/bogsoono ayaa ah in gabi ahaan aad ku qanacnaa meesha aan joogno iyo sida ay wax inoogu dheceen.
Wali ma aragtay dad dhahaya marka aan weynaado wax kasta oo aan jeclahay ayaan sameeyn doonaa si aan farxad u hello oo u gaaro hadafkeyga!!
Sheekadeena, qeeybkasta oo ka mid ahanaga ayeey qaas inoo tahay. Waa in aan iska ogolaanaa oo ku qanacno guulihii iyo qasaarihiin aan la soo kulanay nolosheena,
“Cali Baashi kheyr allaha kusiiyo. Aad baankuu soo dhoweyneynaa waa loo baahnaa dad adigoo kalaa.
Generationkii ugu horeeyay aad tahay oo soomaaliyeed adiga iyo wiilaal badan oo isi soo xilqaamay dadkana wax u faaideya.
Dont give up brother thanks”
“Walal Allah hakaa abaalmariyo runtii waxaa tahay muwaadin qalbi wanaagsan. Aad baan ugu farxay damiirta dadeed ee aad leedahay waana waajib in aan midba midka kale aan is caawino. Marka horay u soco hana ka caajisin waan ogahay dadkeena aad beey ugu yar tahay in ay dhahaan mahadsanid qofkii caawiyay ama ay dhiiro geliyaan.
Waxaan kuu rajeyn farxad”
” Masha Allah walaalo Ali Allah caqliga haku barakeyo dadku waxa la dhahay caqliga u sxb ka ahi waxa u xisaabsan hadalka afkiisa kasoo baxaya. Allah ha badiyo dadka adigoo kala ah EE indheer garadka ah si ay bulshada uga waniyan.”