Dameerka maxaa inoo galay?

Somali, Somaliya

Aniga siyaasi maahi, lakiin waxa Soomaaliya ka socda markaan fikirkeeyga gaaban ku cabirro waxaa ku soo koobi lahaa 10 qodob:

  1. Shacab aan isku duubneyn, dantiis moog ah hadana si joogta u dhiigbaxa.
  2. Siyaasi ka shaqeeya dantiisa iyo danno shisheeye.
  3. Hantida shacabka oo si sahlan wadamo shisheeye u qaatay.
  4. Aqoonyahan ushaqa doonanaya siyaasi aan aqoon leheyn.
  5. Beeraleey sugayaa sadaqo shisheeye.
  6. Xoola dhaqato hadana caanohooda laga iibiyay.
  7. Duurjoogtii inta la´aiska didsaday darbiweyna lagu deeyday.
  8. Malaaygii badda oo maraakiib waweyn lagu rartay.
  9. Umad muslimiin wada shagata hadana aan ku dhaqmin.
  10. Wadan barakeeysan/barwaaqeysan hadan shacab ka baahan.

Isku soo duuboo waa sida “Dameer malab la dulsaaray”

Insha Allah Rafaad kasta raaxaa ka danbeysa.

Mexey kula tahay?
Maxaaad ku dari leheyd commentiga hoose noogu sheeg?

Share

Share on facebook
Share on whatsapp

Comment Hoos Inoogu Reeb

subscribe

Qoraallo Kale

kabarro

Madooneysaa in aad kobciso xirfadaada si fursadaada mustaqbalka u korodho 

Qorraalladii Ugu Danbeeyay

alios

Maxaad Kula talin Leheyd?

Maalin ayaa nin oday aad uga xumaaday markuu arkay ubadkiisii curadka oo la dhuumaaleysanaya muqaadaraadka sida sigaarka iyo jaadka(khaat). Ninkii odayga aya kuu yimid isaga

Read More »
Kalagaro dadka fiican iyo kuwa xun
alios

Ka barro dadka kale

Mataqaan dadka qaar marka aad la joogto aad dareemto farxad, karti, firfircooni iyo kalsooni?. Waa dadka noloshaada muhiimka u ah si aad ugaarto hankaaga. Halka

Read More »

Subscribe si aan kugu soo dirno fariimaha cusub