Hanti si sahlan loo dayacay

Waqtiga waqti

Suuragal maahan in aan ogolaano in albaabadda gurigeena ay furnaadaan habeen iyo maalin si qofkasta oo wadadda maraya uu gudaha usoo galo, horana usii qaataan agabyadda inoogu qaalisan

Laakiin waxaan raali kanahay oo hadana caadi iska ah in hantideena ugu qaalisan ugu qiimaha bada oo ah waqtiga aan iska dayacno, oo aan ku isticmaalno wax aan munaasab aheyn.

Share

Share on facebook
Share on whatsapp

Comment Hoos Inoogu Reeb

subscribe

Qoraallo Kale

kabarro

Madooneysaa in aad kobciso xirfadaada si fursadaada mustaqbalka u korodho 

Qorraalladii Ugu Danbeeyay

alios

Saxiib Fiican Waa La Kasbadaa

Qoraalkan waxan idinkula wadaagayaa sheeko qiima daba xambaarsana cashar muhiiman.Malin aya laba saaxiibo kuwada safray dhul saxara ah, intii ay safarka ku guda jireen ayaa labadii

Read More »

Subscribe si aan kugu soo dirno fariimaha cusub