Month: June 2019

Maxaa Kaa Hor Taagan Guusha?

Qoraalkan waxaan kusoo qaadan donaa caqabaddaha saameeya maskaxdaada. Imisa caqabadood ayaa “sax” ah, imisa ayaa ah mala´awaal?Maxaad ka dhaadhicisay nasfsadaada in aadan qaban karin?Maxaad ku xaddiday awoodahaada?Yaa kaa dhaadhiciyay howlaha qaar in aadan qabankarin?  Waxaa suura gal ah inaad maqashay awoodaha maskaxda aan lasoo koobi karin. Su´aasha muhiimka ayaa ah “Maskaxdaada ma ku shaqeeysataa mise …

Maxaa Kaa Hor Taagan Guusha? Read More »

10ka Faaido Ee Aqriska

WAA MAXAY MUHIIMADDA IN LA´ AQRIYO MAALINKASTA? Goorma ayaa kugu danbeysay inaad aqriso Qur´aanka kariimka, buug, joornaallo ama maqaalo xiiso leh? Caado miyaad ka dhigatay inaad aqrintaada ku soo kooboto aqrinta sadaradda kooban ee facebook, Snapchat ama Twitterka? Hadii aad ka midtahay dadka tirada badan ee aan caado ka dhigan inay wax aqriyaan si joogta …

10ka Faaido Ee Aqriska Read More »

Qofkasta Wuxuu Leeyahay Sheeko U Gaar Ah

Maalin ayaa waxaa safar tareenka ku safray wiil iyo aabihii. Wiilka ayaa ahaa 24 jir fadhiyayna dhinaca dariishada tareenka. Wiilkan ayaa mar qura ku dhawaaqay “aabe fiiri, geedaha gadaal ayeey u socdaan!” Aabihii ayaa dhoola cadeeyay.Dad fadhiyay kuraasta ku dhadhaw ayaa la yaabay wiilka 24 jirka sida caruurta u dhaqmaya. Waxyar kadib wiilkii ayaa markale …

Qofkasta Wuxuu Leeyahay Sheeko U Gaar Ah Read More »