Soo dhawaaw

Ali M. Osman

Magaceeyga waa Cali Maxamed Cismaan oo ku magac dheer Calibashi kuna nool dalka Norwey. Waxaan ku taqasusay engineermino gaar ahaan dhismaha guryaha buundooyinka iyo tunelada. (Civil-Engineer). Waxan ahay Gudoomiyaha jaalida somalida gobolka Rogaland (Norway).
Had iyo jeer waxan jeclahay in aan bulshada u adeego ugana faaideeyo intii karaankeyga cilmiga uu Allah igu maneystay. 

Waxan ku hadlaa 5 luuqadood oo kala ah Somali, Norwegian, English, Swahili, Carabi. Xilligan waxan aad u daneeyaa barashada Luuqada Frasiiska iyo Spanish. 

Waxaan aad u Daneeyaa barashada/basrista xisaabadka iyo physics, Fadlan la soco kanalkeyga Xisaab barashada ee youtube. https://www.youtube.com/alibashi

Fadlan kusoo dhawaw boggan oo ila soo xiriir hadii aad hayso wax Tallo, Su´aal, Soojeedin iyo wixii la mid ah. iiguna soo hagaaji: aliosesse@gmail.com

Wax qabadka

Hoos waxan kusoo koobay qeeyb kala gadisan oo ka mid ah howlaha onlineka
fadlan ku soo biir social mediaheena. Like, Subscribe, Join Us.

youtube-icon-3478912_1920

Nagala Soco Youtube

Kanalkeyga waxan ku baraa bulshada xisaabadka hoose iyo kuwa sareba, iyo barnaamijyo lagu hormarinayo shaqsiga. Fadlan igala soco kanalkeyga.  Linkiga hoose fur.

social-media-423857_1920

Ku Soo Biir Asxaabta Social Media

Fadlan nagala soco social Media; www.facebook.com/kabarro www.instagram.com/aliosesse/ www.youtube.com/alibashi          

2.jpg

Fadla Ku Soo Biir facebookgroup

Fadlan kusoo biir facebook groupkeena, Kobci xirfada haka oo ay ku jiraan busho waxbarasho jecel. Ku soo biir guroupkan oo u faideey ama ka faideyso bulshadan ku taxan gruopka qaaska ah. 

AQBAARAHA CUSUB

FADLAN Subscribe

Fadlan Subscribe boggan oo iska diiwaan gali, Ku qor emailkada foomka ku buuxi si aad u hesho aqbaaraadka, qoraalada, muuqalada ku cusub boggan