Ka barro dadka kale

Kalagaro dadka fiican iyo kuwa xun

Mataqaan dadka qaar marka aad la joogto aad dareemto farxad, karti, firfircooni iyo kalsooni?. Waa dadka noloshaada muhiimka u ah si aad ugaarto hankaaga.

Halka qaarkalane aad dareemto marka aad la joogto Kalsoonidarro, walwal iyo walaac iwm.
Kuwan waa kuwii aad ka fogaan leeyd, sababta oo ah wexey jalaafo u dhigayaan horumarkaaga, sababta oo ah wexeey ka maseyrsanyihiin horumarkaaga.

Ku fikiri adiga oo bas ku safraya marka aad fiiriso dhinacaada dadka fadhiya waxaad ku aragtay dadkii xumaanta u saaxiibka ahaa ee had iyo jeer hortaagan horumarkaaga.

Maxaad sameeyn leheeyd?
Waxa kaliya aad sameeyn karto ayaa ah in aad hubisaa in ay baska  si taxadar leh uga dagaan meesha ugu horeeysa uu baska istaago.

Marna ha u ogolaan in noloshaada ay ku soo biiraan dadka xuma wadayaasha wexeey hoos u dhigaan kasloonidaadda iyo kartidada.

Share

Share on facebook
Share on whatsapp

Comment Hoos Inoogu Reeb

subscribe

Qoraallo Kale

kabarro

Madooneysaa in aad kobciso xirfadaada si fursadaada mustaqbalka u korodho 

Qorraalladii Ugu Danbeeyay

alios

Sideed Qalad Ee Hadaf Dajinta

Riyadaada Ka Rumee, Iska Ilaali Qaladaadka hadaf dajinta Axmed wuxuu ku fakirayaa hadafkii u dajistay(qortay). Waxkasta sidii laga rabay ayeey ku socdeen. Horumar ayuu sameeynayay.

Read More »

Subscribe si aan kugu soo dirno fariimaha cusub