60 Sanno kadib Maxaa Is badalay

Somaliya

Hambalyo hambalyo dhamaan soomali meelkastoo aad joogtaan waa 60guuradii xoriyadda soomaalia.
1dii Luuliyo 1960kii waa midowgii  Goboladii Waqooyi iyo Koonfurta Soomaaliya halkaasi oo lagu aasaasay dowladii iyo maamulkii ugu horeeyay gayiga  jamhuuriyadda Soomaaliya.

Waxaan marar badan is weydiiyaa:

Waddankeena somaaliya xoriyad ma leeyahay maanta?

  • Haa…….
  • Maya….

Fadlan comentiga ku soo qor ra´yigaada aad ku cadeeyneeso in aan xoriyad buuxda haysanno maanta 60 sano kadib.

Share

Share on facebook
Share on whatsapp

Comment Hoos Inoogu Reeb

subscribe

Qoraallo Kale

kabarro

Madooneysaa in aad kobciso xirfadaada si fursadaada mustaqbalka u korodho 

Qorraalladii Ugu Danbeeyay

Kalagaro dadka fiican iyo kuwa xun
alios

Ka barro dadka kale

Mataqaan dadka qaar marka aad la joogto aad dareemto farxad, karti, firfircooni iyo kalsooni?. Waa dadka noloshaada muhiimka u ah si aad ugaarto hankaaga. Halka

Read More »

Subscribe si aan kugu soo dirno fariimaha cusub