aqoon & waxqabad, qibrad iyo waaya aragnimo

dadaalaa wuu gaaraa

Iisoodir Fariimaha Cusub

igu casum goobaha bulshada

Waxaan diyaar u ahay in aan ka soo qeybgallo goobaha ay bulshada ku kulanto, oo aan kasoo jeediyo kalmaddo kooban oo dhiirigalin, waxqabad, aqoon kororsi iyo wixii la mid ah.
Online ama live.

Ku soo biir

online school

Sare U Qaad Xirfadaada

for

Social Media

Kusoo Biir Asxaabta Online

Cali Barnamijyadiisa

Barnamijyada cali wexey ka koobanyihiin 3 qeeyb

Coorsooyin ku saabsan hormarinta maadigga iyo sida aad ula jaan qaadi haheyd teknologiyadda casriga.

Course and Tech

Qoraallo tayo iyo xiisa badan, dhiirigalin, Cafimaad iyo Hormarinta shaqsiga.

Hormarinta shaqsiga

Barashada xisaabaadka dugsiga hoose iyo sareba o aad ku barankaroto luuqadaada hoooyo.

Barro Xisaab

Kusoo biir Facebook Group

Blog post

Halkan ka aqriso qoraallo cusub isbuuckasta

maxaa laga yiri..

Waxqabadka

“Cali Baashi kheyr allaha kusiiyo. Aad baankuu soo dhoweyneynaa waa loo baahnaa dad adigoo kalaa. 
Generationkii ugu horeeyay aad tahay oo soomaaliyeed adiga iyo wiilaal badan oo isi soo xilqaamay dadkana wax u faaideya.
Dont give up brother thanks”

Group-35.png

Faadumo jaamac

Youtuber

“Walal Allah hakaa abaalmariyo runtii waxaa tahay muwaadin qalbi wanaagsan. Aad baan ugu farxay damiirta dadeed ee aad leedahay waana waajib in aan midba midka kale aan is caawino. Marka horay u soco hana ka caajisin waan ogahay dadkeena aad beey ugu yar tahay in ay dhahaan mahadsanid qofkii caawiyay ama ay dhiiro geliyaan.
Waxaan kuu rajeyn farxad”

Group-35.png

Mustafa MMj

Youtuber

” Masha Allah walaalo Ali Allah caqliga haku barakeyo dadku waxa la dhahay caqliga u sxb ka ahi waxa u xisaabsan hadalka afkiisa kasoo baxaya. Allah ha badiyo dadka adigoo kala ah EE indheer garadka ah si ay bulshada uga waniyan.”

Group-35.png

Facebook