Wixii meeshan ku dhigay kuma geeyn donaan meel cusub

Wixii Meeshaan Na Dhigay Nama Geeyn Doonaan Meel Cusub

Sheekadeena, qeeybkasta oo ka mid ahanaga ayeey qaas inoo tahay. Waa in aan iska ogolaanaa oo ku qanacno guulihii iyo qasaarihiin aan la soo kulanay nolosheena, oo aan waxba ka badali karin maanta sida ay wax inoogu dheceen. Si sheekada nolosheena inta hartay aan wax uga qorno waa in marka hore aan la heshiina dhacdooyinkii xumaa …

Wixii Meeshaan Na Dhigay Nama Geeyn Doonaan Meel Cusub Read More »