Faafi Maclumaad La Hubo

Saameynta uu ku yeeshay fayraska COVID-19 aduunka oo dhan ayaa laga dareemay. Macluumaad aad u farabadana waa laga soo saaray. Lakiin waxaa munaasab ah in aad faafiso macluumaadka lagu kalsoonyahay, si loo qaado talabooyinkii aad nafsadaada iyo kuwa aad jeceshahay ku badbaadin leheeyd. 

Waxaa xaqiiq ah gacmo wadajir ayeey wax ku qabtaan, sidas darteed qoralkan waxan u qoray si ay u helaan warbixin lagu kalsoonyahay oo ay soo saartay World Heath Organisation.

Faafitanka Fayraskan Ku Jooji talaabooyinkan

Fadlan raac talaabooyinkan ay soo jeediyeen World Health Organization si looga hortago faadidda feyruskan.

  1. Gacmahaaga ku dhaq saabuun iyo biyo 20 ilbiriqsi.
  2. ka fogoow in aad taabato indhaha, wajiga iyo sanka.
  3. Ka fogow dadka waayeelka ee u nugul fayraskan, hadii aadan awoodin in aad xirato afka iyo sanka.
  4. Afkaaga ku dabool marro markasta oo aad qufacdo.
  5. Nadiifi hareeraha iyo meelaha taabashada u badan dushooda.
  6. Hadii aad calamadaha iska dareento ku nagaaw gurigaada, oo la xiriir goobaha cafimadka.
  7. Faafi oo la wadaag bulshada warbixinno sugan/ la hubbo oo kaliya.

Share

Share on facebook
Share on whatsapp

Comment Hoos Inoogu Reeb

subscribe

Qoraallo Kale

kabarro

Madooneysaa in aad kobciso xirfadaada si fursadaada mustaqbalka u korodho 

Qorraalladii Ugu Danbeeyay

Kalagaro dadka fiican iyo kuwa xun
alios

Ka barro dadka kale

Mataqaan dadka qaar marka aad la joogto aad dareemto farxad, karti, firfircooni iyo kalsooni?. Waa dadka noloshaada muhiimka u ah si aad ugaarto hankaaga. Halka

Read More »
alios

Maxaad Kula talin Leheyd?

Maalin ayaa nin oday aad uga xumaaday markuu arkay ubadkiisii curadka oo la dhuumaaleysanaya muqaadaraadka sida sigaarka iyo jaadka(khaat). Ninkii odayga aya kuu yimid isaga

Read More »

Subscribe si aan kugu soo dirno fariimaha cusub