Somali, Somaliya

Dameerka maxaa inoo galay?

Aniga siyaasi maahi, lakiin waxa Soomaaliya ka socda markaan fikirkeeyga gaaban ku cabirro waxaa ku soo koobi lahaa 10 qodob: Shacab aan isku duubneyn, dantiis moog ah hadana si joogta u dhiigbaxa. Siyaasi ka shaqeeya dantiisa iyo danno shisheeye. Hantida shacabka oo si sahlan wadamo shisheeye u qaatay. Aqoonyahan ushaqa doonanaya siyaasi aan aqoon leheyn. …

Dameerka maxaa inoo galay? Read More »