Marka Aan Weynaado !!

Marka aan weynaado guul

Wali ma aragtay dad dhahaya marka aan weynaado wax kasta oo aan jeclahay ayaan sameeyn doonaa si aan farxad u hello oo u gaaro hadafkeyga!!
Markaan weynaado ayaan cibaadada ku dadaali donaa, Marka aan weynaado oo aan jaamacadda soo dhameeyo markaa ayeey farxadda ii bilaaneysaa

Markaan xirfadda aan soo bartay shaqo ku hello farxad ayaan heli doonaa, Marka aan guursaddo farxad ayaan helidoonaa, marka aan caruur hello oo ay waxbarashadda soo qalinjabiyaan farxad ayan heli donaa. Markaan shaqada ka fadhiisto waxaan doono ayan sameyn doonaa sidaana farxad ku heli doonaa.

Marka uu shaqada ka fadhiisto howlgab uu noqdo maxuu garowsan doonaa in farxadda nolosha oo dhan ay soo dhaaftay. Farxaddu maahan waxii lasoo dhaafay ama  imandoona mustaqbalka. 

Farxadda dhabta waa waqti xaadirkan sida aad uga miradhalin leheyd.

Ali M. Osman

Share

Share on facebook
Share on whatsapp

Comment Hoos Inoogu Reeb

subscribe

Qoraallo Kale

kabarro

Madooneysaa in aad kobciso xirfadaada si fursadaada mustaqbalka u korodho 

Qorraalladii Ugu Danbeeyay

Kalagaro dadka fiican iyo kuwa xun
alios

Ka barro dadka kale

Mataqaan dadka qaar marka aad la joogto aad dareemto farxad, karti, firfircooni iyo kalsooni?. Waa dadka noloshaada muhiimka u ah si aad ugaarto hankaaga. Halka

Read More »

Subscribe si aan kugu soo dirno fariimaha cusub