Maxaad Kula talin Leheyd?

Maalin ayaa nin oday aad uga xumaaday markuu arkay ubadkiisii curadka oo la dhuumaaleysanaya muqaadaraadka sida sigaarka iyo jaadka(khaat).
Ninkii odayga aya kuu yimid isaga oo sidaar u daaran gacantana bac jaad(khaad) ku sita. Kuna weydiistay in aad siiso talo uu curadiisa kaga joojin karo muqadaraadka.

MAXAAD KULA TALIN LEHEED ODAYGAN?

komentiga hoose kusoo qor talada aad siin leheed..

Share

Share on facebook
Share on whatsapp

Comment Hoos Inoogu Reeb

subscribe

Qoraallo Kale

kabarro

Madooneysaa in aad kobciso xirfadaada si fursadaada mustaqbalka u korodho 

Qorraalladii Ugu Danbeeyay

alios

Saxiib Fiican Waa La Kasbadaa

Qoraalkan waxan idinkula wadaagayaa sheeko qiima daba xambaarsana cashar muhiiman.Malin aya laba saaxiibo kuwada safray dhul saxara ah, intii ay safarka ku guda jireen ayaa labadii

Read More »

Subscribe si aan kugu soo dirno fariimaha cusub