Aniga siyaasi maahi, lakiin waxa Soomaaliya ka socda markaan fikirkeeyga gaaban ku cabirro waxaa ku soo koobi lahaa 10 qodob:
- Shacab aan isku duubneyn, dantiis moog ah hadana si joogta u dhiigbaxa.
- Siyaasi ka shaqeeya dantiisa iyo danno shisheeye.
- Hantida shacabka oo si sahlan wadamo shisheeye u qaatay.
- Aqoonyahan ushaqa doonanaya siyaasi aan aqoon leheyn.
- Beeraleey sugayaa sadaqo shisheeye.
- Xoola dhaqato hadana caanohooda laga iibiyay.
- Duurjoogtii inta la´aiska didsaday darbiweyna lagu deeyday.
- Malaaygii badda oo maraakiib waweyn lagu rartay.
- Umad muslimiin wada shagata hadana aan ku dhaqmin.
- Wadan barakeeysan/barwaaqeysan hadan shacab ka baahan.
Isku soo duuboo waa sida “Dameer malab la dulsaaray”
Insha Allah Rafaad kasta raaxaa ka danbeysa.
Mexey kula tahay?
Maxaaad ku dari leheyd commentiga hoose noogu sheeg?