Sida Looga Soo Boksoon Karaa Dhawicii Hore ?

Ka soo kabso dhawici hore

Talaabada ugu horeeysa ee xanuunkasta uga soo kabsano/bogsoono ayaa ah in gabi ahaan aad ku qanacnaa meesha aan joogno iyo sida ay wax inoogu dheceen. Ku qanciddu maahan in aan ku faraxsanahay sida ay wax inoogu dheceen. Madaama aan awood u leheyn in aan wax ka badalno wixii tagay, waxaa nala gudboon in ku sabarno kuna qanacno. Marka aan ogolaano oo ku qabacno xaladan ku suganahay kadib ayan qaadi karnaa talaabo aan ku wanaajineno hiigsigeena mustaqbalka.

Dhaawacyada kuma bogsoodaan in mara cad/faashad lagu daboolo oo kaliya, lakiin waa marka hore la la dhayaa/nadiifiyaa la tolaa kadibna marro/fashad lagu daboolaa.

Ali Osman

Share

Share on facebook
Share on whatsapp

Comment Hoos Inoogu Reeb

subscribe

Qoraallo Kale

kabarro

Madooneysaa in aad kobciso xirfadaada si fursadaada mustaqbalka u korodho 

Qorraalladii Ugu Danbeeyay

alios

10ka Faaido Ee Aqriska

WAA MAXAY MUHIIMADDA IN LA´ AQRIYO MAALINKASTA? Goorma ayaa kugu danbeysay inaad aqriso Qur´aanka kariimka, buug, joornaallo ama maqaalo xiiso leh? Caado miyaad ka dhigatay

Read More »

Subscribe si aan kugu soo dirno fariimaha cusub