Sirta Daahsoon Ee Farxadda Waa In Aad Isaga Tagtaa…

Isagatag xanaaqa; isagatag xanuunadii kusoo gaaray;  isagatag shalaayda; isagatag wixii hore; isagatag qaladaadkii hore; isagatag niyadjabkii hore.
Marna ha ogolaan in aad ku sii dhagnaato waxkasta oo hoos u dhiga sharaftaada, kalsoonidaada, horumarkaaga iyo hamigaaga.

Suuragal ma´ahan In xumaan iyo wanaag ay isku meel wada galaan.
Maxaa ka wanaagsan in aad isaga aamusto marka uu lagaa sugayo in aad ka falceliso xumaan lagugu sameeyay darteed.  

Maxaa ka qurux badan in aad iska dhoola cadeeyso marka ay kaa sugayaan in aad la ilmeeyso xanuun kusoo gaaray.

Hadii aad rabto in aad dayaxa gaarto isagatag culeeyskasta oo hoos kuu dhiga !!

Ali Osman

Share

Share on facebook
Share on whatsapp

Comment Hoos Inoogu Reeb

subscribe

Qoraallo Kale

kabarro

Madooneysaa in aad kobciso xirfadaada si fursadaada mustaqbalka u korodho 

Qorraalladii Ugu Danbeeyay

Somaliya
alios

60 Sanno kadib Maxaa Is badalay

Hambalyo hambalyo dhamaan soomali meelkastoo aad joogtaan waa 60guuradii xoriyadda soomaalia.1dii Luuliyo 1960kii waa midowgii  Goboladii Waqooyi iyo Koonfurta Soomaaliya halkaasi oo lagu aasaasay dowladii

Read More »
Kalagaro dadka fiican iyo kuwa xun
alios

Ka barro dadka kale

Mataqaan dadka qaar marka aad la joogto aad dareemto farxad, karti, firfircooni iyo kalsooni?. Waa dadka noloshaada muhiimka u ah si aad ugaarto hankaaga. Halka

Read More »

Subscribe si aan kugu soo dirno fariimaha cusub