Wixii Meeshaan Na Dhigay Nama Geeyn Doonaan Meel Cusub

Wixii meeshan ku dhigay kuma geeyn donaan meel cusub

Sheekadeena, qeeybkasta oo ka mid ahanaga ayeey qaas inoo tahay. Waa in aan iska ogolaanaa oo ku qanacno guulihii iyo qasaarihiin aan la soo kulanay nolosheena, oo aan waxba ka badali karin maanta sida ay wax inoogu dheceen. Si sheekada nolosheena inta hartay aan wax uga qorno waa in marka hore aan la heshiina dhacdooyinkii xumaa ee nasoo maray oo dhan.

Marka aan culeeyskii sanadihii horoo dhan meel iska soo dhigno, kadib waxaan noqonkarna shaqsi xor ah, weeyna sahlantahay in aan aragno fursadaha na horyaal si aan sheekadeen ugu qorno baalsha cusub.

Wixii meeshaan na dhigay nama geeyn doonaan meelkaloo cusb ee waa in aan ficiladeena wax ka badalnaa si aan sheekadee inta inoo hartay wax fiican uga qorno

Ali M. Osman

Share

Share on facebook
Share on whatsapp

Comment Hoos Inoogu Reeb

subscribe

Qoraallo Kale

kabarro

Madooneysaa in aad kobciso xirfadaada si fursadaada mustaqbalka u korodho 

Qorraalladii Ugu Danbeeyay

Kalagaro dadka fiican iyo kuwa xun
alios

Ka barro dadka kale

Mataqaan dadka qaar marka aad la joogto aad dareemto farxad, karti, firfircooni iyo kalsooni?. Waa dadka noloshaada muhiimka u ah si aad ugaarto hankaaga. Halka

Read More »

Subscribe si aan kugu soo dirno fariimaha cusub