Qofkasta Wuxuu Leeyahay Sheeko U Gaar Ah

Maalin ayaa waxaa safar tareenka ku safray wiil iyo aabihii. Wiilka ayaa ahaa 24 jir fadhiyayna dhinaca dariishada tareenka. Wiilkan ayaa mar qura ku dhawaaqay “aabe fiiri, geedaha gadaal ayeey u socdaan!” Aabihii ayaa dhoola cadeeyay.
Dad fadhiyay kuraasta ku dhadhaw ayaa la yaabay wiilka 24 jirka sida caruurta u dhaqmaya. Waxyar kadib wiilkii ayaa markale ku dhaawaaqay “ Aabe fiiri, daruuraha weey nala ordayaan!”

Dadki aya u dulaqaadan waayay una sheegay aabihi dhalay wiilka.. “ Maxaad wiilkaada dhaqtar fiican u geeyn weeysay si loo daaweeyo?”
Aabihii aya markale dhoola cadeyay kuna dhahay “ waxan u tagnay dhaqtarka, hadana waxaan ka soconaa isbitaalka, wiilkeeygan wuxuu ku dhashay indho la´aan, Maanta waa markii ugu horeeysay uu ebad wax arko.

“Fadlan kafogoow inaad wax nacdo ama go´aan aad ka gaarto barasho horteed”

Share

Share on facebook
Share on whatsapp

Comment Hoos Inoogu Reeb

subscribe

Qoraallo Kale

kabarro

Madooneysaa in aad kobciso xirfadaada si fursadaada mustaqbalka u korodho 

Qorraalladii Ugu Danbeeyay

alios

10ka Faaido Ee Aqriska

WAA MAXAY MUHIIMADDA IN LA´ AQRIYO MAALINKASTA? Goorma ayaa kugu danbeysay inaad aqriso Qur´aanka kariimka, buug, joornaallo ama maqaalo xiiso leh? Caado miyaad ka dhigatay

Read More »

Subscribe si aan kugu soo dirno fariimaha cusub