Wali ma aragtay dad dhahaya marka aan weynaado wax kasta oo aan jeclahay ayaan sameeyn doonaa si aan farxad u hello oo u gaaro hadafkeyga!!
Markaan weynaado ayaan cibaadada ku dadaali donaa, Marka aan weynaado oo aan jaamacadda soo dhameeyo markaa ayeey farxadda ii bilaaneysaa
Markaan xirfadda aan soo bartay shaqo ku hello farxad ayaan heli doonaa, Marka aan guursaddo farxad ayaan helidoonaa, marka aan caruur hello oo ay waxbarashadda soo qalinjabiyaan farxad ayan heli donaa. Markaan shaqada ka fadhiisto waxaan doono ayan sameyn doonaa sidaana farxad ku heli doonaa.
Marka uu shaqada ka fadhiisto howlgab uu noqdo maxuu garowsan doonaa in farxadda nolosha oo dhan ay soo dhaaftay. Farxaddu maahan waxii lasoo dhaafay ama imandoona mustaqbalka.
Farxadda dhabta waa waqti xaadirkan sida aad uga miradhalin leheyd.