Dhiirigalin Qoraallo Tallo iyo Tusaale
HADAF LA'AAN HORUMAR LAGUMA GAARO
Alibashi
Horumarinta shaqsiga
Biyo Kaa Badan Iyo Dad Kaa Badan Waa Ay Ku Qaadaan...!!
Maxaa kaa hortaagan inaad gaarto Guusha ?


Dameerka maxaa inoo galay?
Aniga siyaasi maahi, lakiin waxa Soomaaliya ka socda markaan fikirkeeyga gaaban ku cabirro waxaa ku soo koobi lahaa 10 qodob: Shacab aan isku duubneyn, dantiis

Goormuu fikirku qiima leyahay?
Goormuu fikirku qiima leeyahay? Sida fikirada wanagsan looga rumeeyo. https://www.youtube.com/watch?v=NKgen0-o-Rg Wax Ku Barro Online Hadii aad dooneyso in aad online wax ku barato fadlan soo

Sida Scan iyo sixiix loogu sameyo mobilkaga
Looma baahna in aad soo gadato Printer qaali ah si aad u sameyso scan, waxa kaliya aad u baahantahay in aad haysato mobilkaada ha ahaado

Sida Looga Soo Boksoon Karaa Dhawicii Hore ?
Talaabada ugu horeeysa ee xanuunkasta uga soo kabsano/bogsoono ayaa ah in gabi ahaan aad ku qanacnaa meesha aan joogno iyo sida ay wax inoogu dheceen.

Marka Aan Weynaado !!
Wali ma aragtay dad dhahaya marka aan weynaado wax kasta oo aan jeclahay ayaan sameeyn doonaa si aan farxad u hello oo u gaaro hadafkeyga!!

Wixii Meeshaan Na Dhigay Nama Geeyn Doonaan Meel Cusub
Sheekadeena, qeeybkasta oo ka mid ahanaga ayeey qaas inoo tahay. Waa in aan iska ogolaanaa oo ku qanacno guulihii iyo qasaarihiin aan la soo kulanay nolosheena,
Sawirro
Halakan waxaan soo dhigaa sawiradayda iyo sawirrada quruxda badana oo xiisa leh.
Fadlan subscribe
Fadlan Subscribe boggan oo iska diiwaan gali, Ku qor magacada iyo emailkada foomka ku buuxi si aad u hesho aqbaaraadka, qoraalada, muuqalada ku cusub boggan.
Mahadsanid
Fariimaha cusub
Fadlan foomkan hoose buuxi waa bilaash (FREE !!.)