Hambalyo hambalyo dhamaan soomali meelkastoo aad joogtaan waa 60guuradii xoriyadda soomaalia.
1dii Luuliyo 1960kii waa midowgii Goboladii Waqooyi iyo Koonfurta Soomaaliya halkaasi oo lagu aasaasay dowladii iyo maamulkii ugu horeeyay gayiga jamhuuriyadda Soomaaliya.
Waxaan marar badan is weydiiyaa:
- Maanta 60 sano kadib Maxaa isbadalay?
- Maanta 60 sano kadib maxaa inoo qabsoomay?
- Maanta 60 sano kadib maxaan ku faani karnaa?
- Maanta 60 sano kadib maxaan ku faani karnaa?
- Shacab qoxooti u badan xoriyad miyey haystaan?
- Shacab wadankooda ka haajiraya xoriyad miyey haystaan?
- Shacab wadamo shisheeye kala qeeybsaday/ iibsaday xoriyad miyeey haystaan?
- Shacab baddiisa hindiya lagu magacdaray xoriyad miyuu haystaa?
Waddankeena somaaliya xoriyad ma leeyahay maanta?
- Haa…….
- Maya….
Fadlan comentiga ku soo qor ra´yigaada aad ku cadeeyneeso in aan xoriyad buuxda haysanno maanta 60 sano kadib.