Faafi Maclumaad La Hubo

Saameynta uu ku yeeshay fayraska COVID-19 aduunka oo dhan ayaa laga dareemay. Macluumaad aad u farabadana waa laga soo saaray. Lakiin waxaa munaasab ah in aad faafiso macluumaadka lagu kalsoonyahay, si loo qaado talabooyinkii aad nafsadaada iyo kuwa aad jeceshahay ku badbaadin leheeyd. 

Waxaa xaqiiq ah gacmo wadajir ayeey wax ku qabtaan, sidas darteed qoralkan waxan u qoray si ay u helaan warbixin lagu kalsoonyahay oo ay soo saartay World Heath Organisation.

Faafitanka Fayraskan Ku Jooji talaabooyinkan

Fadlan raac talaabooyinkan ay soo jeediyeen World Health Organization si looga hortago faadidda feyruskan.

  1. Gacmahaaga ku dhaq saabuun iyo biyo 20 ilbiriqsi.
  2. ka fogoow in aad taabato indhaha, wajiga iyo sanka.
  3. Ka fogow dadka waayeelka ee u nugul fayraskan, hadii aadan awoodin in aad xirato afka iyo sanka.
  4. Afkaaga ku dabool marro markasta oo aad qufacdo.
  5. Nadiifi hareeraha iyo meelaha taabashada u badan dushooda.
  6. Hadii aad calamadaha iska dareento ku nagaaw gurigaada, oo la xiriir goobaha cafimadka.
  7. Faafi oo la wadaag bulshada warbixinno sugan/ la hubbo oo kaliya.

Share

Share on facebook
Share on whatsapp

Comment Hoos Inoogu Reeb

subscribe

Qoraallo Kale

kabarro

Madooneysaa in aad kobciso xirfadaada si fursadaada mustaqbalka u korodho 

Qorraalladii Ugu Danbeeyay

alios

Goormuu fikirku qiima leyahay?

Goormuu fikirku qiima leeyahay?  Sida fikirada wanagsan looga rumeeyo. https://www.youtube.com/watch?v=NKgen0-o-Rg Wax Ku Barro Online Hadii aad dooneyso in aad online wax ku barato fadlan soo

Read More »
alios

Sideed Qalad Ee Hadaf Dajinta

Riyadaada Ka Rumee, Iska Ilaali Qaladaadka hadaf dajinta Axmed wuxuu ku fakirayaa hadafkii u dajistay(qortay). Waxkasta sidii laga rabay ayeey ku socdeen. Horumar ayuu sameeynayay.

Read More »

Subscribe si aan kugu soo dirno fariimaha cusub