Sheekadeena, qeeybkasta oo ka mid ahanaga ayeey qaas inoo tahay. Waa in aan iska ogolaanaa oo ku qanacno guulihii iyo qasaarihiin aan la soo kulanay nolosheena, oo aan waxba ka badali karin maanta sida ay wax inoogu dheceen. Si sheekada nolosheena inta hartay aan wax uga qorno waa in marka hore aan la heshiina dhacdooyinkii xumaa ee nasoo maray oo dhan.
Marka aan culeeyskii sanadihii horoo dhan meel iska soo dhigno, kadib waxaan noqonkarna shaqsi xor ah, weeyna sahlantahay in aan aragno fursadaha na horyaal si aan sheekadeen ugu qorno baalsha cusub.
Wixii meeshaan na dhigay nama geeyn doonaan meelkaloo cusb ee waa in aan ficiladeena wax ka badalnaa si aan sheekadee inta inoo hartay wax fiican uga qorno