Maarey Waqtiga

Hadii aadan maareyn waqtigaada, shaqsi kale ayaa waqtigaada u isticmali doona si uu maareyo waqtigiisa.

 

Waqigu waa qeyraad aan lasoo celin karin.

Fadlan foomkan hoose buuxi ee si aad u hesho dokumentiga



Sidee U Qorsheysaa Waqtiga ?

Hadii uu kaa haysto culsey, dhinaca maareynta waqtiga dokumentigan wuxuu kaa cawin karaa si aad u mareeyn leheed waqtigaada. 

Waxaad awood u leedahay in aad sii diiwan galiso

1. Qorshaha isbuuca/bishii familka guud ahaan, 

2. Qorshaha kuu gooniga ah isbuuc iyo bilba.

fadlan dokumentigan soo baxso oo print, kadibna darbiga ku dhagso, si uu familka u ogaado qorshahaaga iyo qorshaha guud ahaan familka. 

Waa muhiin in aad ogthay waqtiyada fasaxa, balamaha dhaqtarka, balamaha, jimicsiga, waqti aad hadafkaada ka shaqeyn leheed iyo kuwo kale oo badan. 

Hadii aadan maareyn waqtigaada, ogoow shaqsi kale ayaa u mareyndontaa waqtigiisa.