Goormuu Fikirku Qiima Leeyahay?

Wali ma is weeydiisay ugu yaraan maalinkii oo dhan meeqa fikir oo kala duwan oo aad ku fikirtay? Isla markaana aad ka cabsi qabto inaad qaado tillaabada ugu horeeysay ee fikiradda aad hayso?.Fikir cusub ama ra´ayi cusub inaad hayso waa tilaabada koobaad hee horumarka.  Waxaan ogsoonahay awoodaha in lala yimaado fikir cusub. Wax soosaar kasta oo …

Goormuu Fikirku Qiima Leeyahay? Read More »