Faafi Maclumaad La Hubo

Saameynta uu ku yeeshay fayraska COVID-19 aduunka oo dhan ayaa laga dareemay. Macluumaad aad u farabadana waa laga soo saaray. Lakiin waxaa munaasab ah in aad faafiso macluumaadka lagu kalsoonyahay, si loo qaado talabooyinkii aad nafsadaada iyo kuwa aad jeceshahay ku badbaadin leheeyd.  Waxaa xaqiiq ah gacmo wadajir ayeey wax ku qabtaan, sidas darteed qoralkan …

Faafi Maclumaad La Hubo Read More »

Saxiib Fiican Waa La Kasbadaa

Qoraalkan waxan idinkula wadaagayaa sheeko qiima daba xambaarsana cashar muhiiman.Malin aya laba saaxiibo kuwada safray dhul saxara ah, intii ay safarka ku guda jireen ayaa labadii saxiib dood xamaasadeysan dhexmartay. Mid ka mid labadi saxiib ayaa dharbaaxo kulul qabadsiiyay saxiibkii. Kii la dharbaaxay wax falcelin ma uusan sameyn, lakiin dhulka ayuu ku xariiqay “saxiibkeeyga qaaliga aya maanta …

Saxiib Fiican Waa La Kasbadaa Read More »

Maxaad Kula talin Leheyd?

Maalin ayaa nin oday aad uga xumaaday markuu arkay ubadkiisii curadka oo la dhuumaaleysanaya muqaadaraadka sida sigaarka iyo jaadka(khaat). Ninkii odayga aya kuu yimid isaga oo sidaar u daaran gacantana bac jaad(khaad) ku sita. Kuna weydiistay in aad siiso talo uu curadiisa kaga joojin karo muqadaraadka. MAXAAD KULA TALIN LEHEED ODAYGAN? komentiga hoose kusoo qor talada aad siin leheed.. …

Maxaad Kula talin Leheyd? Read More »

Sheekadii Raha

Waa sheeko muhiim, xambaarsana cashar muhim Xeeyn rah ayaa maalin duurka ku wada safray. Nasiib xumo laba ka mid ayaa god dhoobo ah ku dhacay. Marka rahyadii kale ay arkeen sida godku uu u dheraa, ayeey ku wargaliyeen in labadan rah aysan leheeyn wax fursad ay ku badbaadi karaan, ugu danbeyna ay ku dhiman donaan …

Sheekadii Raha Read More »

Maxaa Kaa Hor Taagan Guusha?

Qoraalkan waxaan kusoo qaadan donaa caqabaddaha saameeya maskaxdaada. Imisa caqabadood ayaa “sax” ah, imisa ayaa ah mala´awaal?Maxaad ka dhaadhicisay nasfsadaada in aadan qaban karin?Maxaad ku xaddiday awoodahaada?Yaa kaa dhaadhiciyay howlaha qaar in aadan qabankarin?  Waxaa suura gal ah inaad maqashay awoodaha maskaxda aan lasoo koobi karin. Su´aasha muhiimka ayaa ah “Maskaxdaada ma ku shaqeeysataa mise …

Maxaa Kaa Hor Taagan Guusha? Read More »

10ka Faaido Ee Aqriska

WAA MAXAY MUHIIMADDA IN LA´ AQRIYO MAALINKASTA? Goorma ayaa kugu danbeysay inaad aqriso Qur´aanka kariimka, buug, joornaallo ama maqaalo xiiso leh? Caado miyaad ka dhigatay inaad aqrintaada ku soo kooboto aqrinta sadaradda kooban ee facebook, Snapchat ama Twitterka? Hadii aad ka midtahay dadka tirada badan ee aan caado ka dhigan inay wax aqriyaan si joogta …

10ka Faaido Ee Aqriska Read More »

Qofkasta Wuxuu Leeyahay Sheeko U Gaar Ah

Maalin ayaa waxaa safar tareenka ku safray wiil iyo aabihii. Wiilka ayaa ahaa 24 jir fadhiyayna dhinaca dariishada tareenka. Wiilkan ayaa mar qura ku dhawaaqay “aabe fiiri, geedaha gadaal ayeey u socdaan!” Aabihii ayaa dhoola cadeeyay.Dad fadhiyay kuraasta ku dhadhaw ayaa la yaabay wiilka 24 jirka sida caruurta u dhaqmaya. Waxyar kadib wiilkii ayaa markale …

Qofkasta Wuxuu Leeyahay Sheeko U Gaar Ah Read More »