Sida Scan iyo sixiix loogu sameyo mobilkaga

Looma baahna in aad soo gadato Printer qaali ah si aad u sameyso scan, waxa kaliya aad u baahantahay in aad haysato mobilkaada ha ahaado iPhone ama Android waa isku mid. Waxaad in aad scan ku sameyso ama ku sixiixdo dokumetiyadadda online. Ku Soo Biir Facebook Group